Dad hor leh oo ku sugan Muqdisho oo laga helay Caronavirus iyo Dowlada oo ka hadashay

Waxaa sii kordhaya tirada dadka laga helayo cudurka Caronavirus gudaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxaana caawa wasaarada caafimaadka Soomaaliya shaacisay kiisas hor leh cudurkan oo laga helay dalka. Wasaarada caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in labo kiis oo hor leh oo Caronavirus laga helay magaalada Muqdisho, waxaana labadan ruux ee laga helay caabuqan mid … Continue reading Dad hor leh oo ku sugan Muqdisho oo laga helay Caronavirus iyo Dowlada oo ka hadashay